DHAGEYSO:-Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq Oo kormeer ku tagay Kaamka Nasiye ee magaalada Caabudwaaq

0

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa kormeer ku tagay Kaamka Nasiye ee magaalada Caabudwaaq oo ay kunool yihiin qoysasay haysato xaalad Bini’aadnimo

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan magaalada Caabudwaaq inooga soodiray