DHAGEYSO:-Salaad Cali Jeelle Oo Ka Hadlay Amniga Iyo Dooda Golaha Shacabka

0

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Salaad Cali Jeelle ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Amni ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Ugu horreyn Siyaasiga Salaad Jeelle ayaa Sheegay in Al Shabaab ay ka faa’iideysanayaan xubnaha Mucaaradka ah ee ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.