DHAGEYSO:-Garoon Soo Dumay Oo Geystay Khasaare Nafeed

0

Ugu yaraan hal Qof ayaa dhintay mid kalena, dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii uu ku soo dumay dhismo ka socday Garoonka kubadda cagta Jaamacadaha oo ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay darbigan ayaa ahaa shaqaale dhismo cusub ka waday qeybta VIP-da ee garoonkaasi.