DHAGEYSO:- Maamulka Jariiban oo kawarbixiyeey Howlaha canshuur aruurinta

0

Xoghaya dawlada Hoose ee degmda Jariiban ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyey hawlaha canshuur kicinta ee ka socda degmada Jariiban isagoo u mahad celiyey Ganacsatada iyo dadkii soo dhaweyey Shaqada cusub ee ay bilowday dowlada Hoose ee Jariiban.

Xogaha dawlada Hoose Abshir Cali Muuse ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Dad haddalo aan macno lahayn u sheegaya dadka ka qayb qaadanaya Canshuur kicinta kuwaasoo uu ku tilmaamay kuwo Xalaal diid oo ah oo Xaaraan doon ah.110801_001