Dowladda Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal U Soo Dirtay Xeebaha Somalia

0

Dhowr Markab Dagaal oo ay Shiinaha soo dirtay ayaa waxa uu maanta ka soo shiraacday Deked Millitei oo ku taalla dalka dalkaasi, sida lagu shaaciyey barta ay Ciiddanka Xorreynta Shiinaha ee PLA ku soo qoreen barta ay ku leeyihiin Shabakadda internetka

Maraakiibtaasi oo ku soo wajahan Gacanka Cadmeed iyo Xeebaha Somalia oo ka kooban 3 Markab ayaa waxay kala yihiin Markab nooca wax burburiya, Mid Sahayda qaada iyo Markab ay ku rakiban yihiin Gantaallo casri ah

Waa marki iugu horreysay ee ay Ciiddanka Shiinaha u soo diraan Markabka ay ku rakiban yihiin Gantaalladda la hago ee wax burburiya qeyb ka noqdo Hawlgalka ay ka wadaan Xeebaha Somali