DHAGEYSO:-Tartanka Orodka kaaban oo Maanta lagu qabanayo Muqdisho

0

Waxaa saaka ka furmaya magaalada Muqdisho tartanka orodka gaaban ee (Marathon ) kaasi oo lagu xusayo maalinta horumarinta ciyaaraha iyo nabadda aduunka iyo maalinta ciyaartooday Soomaalliyeed.

Tarnkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Soomaaliya, waxaana marti gelinaya Gobolka Banaadir.

Ciyaartooy laga soo kala xulay 17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalaya tartanka orodka gaaban ee Marathonka.