DHAGEYSO:-Taliska Booliiska Oo Fariin Adag U Diray Shacabka

0

Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax xalay ka dhacay meel ku dhow afaafka hore ee xarunta tababarka ciidanka booliiska ee Gen: Kaahiye.

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliiska Gen: Sakiya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda ay ku howlanyihiin xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho,iyada digniin u dirtay shacabka.