DHAGEYSO:-R/wasaaraha JFS oo Digniin u diray Ganacsatada Soomaaliyeed

0

Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha xukuumadda Xoomaaliya oo la hadlayay ganacsatada soomaaliyeed ayaa ka dalbaday inay badiyaan wax soo saarka dalka,  si loogu iibgeeyo dalka dibadiisa.

Mr Kheyre ayaa sheegay inuu kaga digayo ganacsatada inay badiyaan waxyaabaha ay ka soo iibsanayaaan dalka dibadiisa, taasi ayuu sheegay inaysan ku habooneyn kobcinta dhaqaalaha dalka oo Haatan dedaal badan ay ugu jirto dowladda, isagoona digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed