DHAGEYSO:- Gudoomiyaha degaanka Booc ee gobalka Mudug oo kawaramay Taarikhda degaankas

0

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah.

C/waaxid Aadan Faarax Gudoomiyaha deegaanka Booc ayaa Waraysi uu siyey Allgalgaduud wuxuu ka hadlay Sharciyo Ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta ahoo ay soo rogeen maamulka deegaankaasi.

Gudoomiyahay ayaa sheegay muddo kadib in wali aysan jirin wax hormarin ah oo maamulka Puntland iyo Hay,adaha ka hirgaliyeen deegaankaas.Cabdiwaaxid Aadan Faarax Gudoomiyaha deegaanka Booc ee duleedka Jariiban