WAR DEG DEG AH:-Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada muqdisho

0

Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay afaahfaka hore ee Iskuul Buluusiya ee Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xidhay gaari,isla markaana uu ku qarxay afaafka hore ee Iskuul Buluusiya ee Muqdisho,waxaana kasoo baxaya warara kala duwan wali lama hayo khasaaraha ka dhashay

La soco AGG wixii soo kordha