DHAGEYSO:- Wasiiro kormeeray Cisbitaalka Gaalkacyo

0

wasiirka wasarada caafimaadka dowlada puntland dr jaamac faarax xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin kala duwan oo katirsan wasarada caafimaadka ayaa saaka waxa ay kormeereen qeybaha uu dhismuhu kasocodo isbitaalka guud ee magalada galkacyo wuxuuna warbixino ka dhagaystey gudiga dib udhiska isbitaalka guud ee gobolka mudug ee magalada galkio masuuliyiinta halkaasi ka hadashay ayaa waxaa kamida agaasimaha isbitaalka guud ee galkacyo kanamida gudiga dhisaysa isbitaalkaas dr maxamed xuseen aadan

caasho geele diriye oo xubin ka ah gudiga dib udhiska isbitaalka ee galkio iyo sheekh aadan oo ah gudomiye kuxigeenka gudiga ayaa ayaguna ka warbixiyay halka uu marayo isbitaalka guud ee Galkacyo .

wasiirka wasarada caafimaadka ee dowlada puntland dr jaamac faarax xasan ayaa ugu deeqay isbitaalka guud ew galkacyo 20kun oo dollar oo ugu talo galay inuu kaga qeyb qaato dhismaha isbitaalka wuxuuna ka hadlay sida loogu baahan yahay inlaga wada qeyb galo dhismaha isbitaalka guud ee galkio