DHAGEYSO:- Qoys ay abaartu samaysay oo gaaray degaanka habar shiro

0

Maxamed Cabdulaahi Shaacur Maamula Caafimaadka ee Deegaanka Habrshiro ee gobolka Sanaag oo Waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ku Sheegay in 130 qos oo ka soo Xerood miygi Degaankaas ,ka dib markii ay ku Cayroobeen Abaaro isdaba joogey oo ka dhacay halkaa ayuu sheegay in Dadkaa ay hasto Xaalad Mini aadantinimo oo ku Saabsan dhanka Qutul Daruuriga .