DAAWO:- Somaliland oo sheegtay in Shirqool loo maleegayo

0

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Soomaaliland Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) ayaa sheegay in Soomaaliland loo soo maleegay shirqool la doonayo in leys-kaga horkeeno.