DHAGEYSO:- Warqad Digniin loogu dirayo Hay,.adaha oo kasoo baxday Duqa Jariiban

0

Maamulka dawlada Hoose ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa soo saaray warqad ay uga digayaan cid walba oo doonaysa inay degmada Shaqo ka qabato ay soo maraan xafiisyada dawlada Hoose ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Maamulka dawlada Hoose ee degmada Jariiban ayaa sidoo kale waxay shegeen inay soo dhawaynayaan cid walba oo shaqo ka qabanaysa degmada ayna kala shaqaynayaan sidii loogu fududayn lahaa.

Kadib kulan ka dhacay degmada Jariiban ayaa laga soo saaray Warqad digniin ah nuqul kamid ah oo warbaahinta loo qaybiyey ayaa waxaa akhriyey wariye C/khayr Maxamed Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyey.