DHAGEYSO:- Siyaasi ka hadlay Qaraxyadda Muqdisho & Xaaladda Amaan ee dalka

0

Siyaasi Siciid Cali Axmed Qurbaawi oo kamid ah siyaasiyiinta somaliyeed ee dalka dibadiisa ku sugan gaar ahaan dalka Maraykanka ayaa ka hadlay Xaaladda Amaan ee Magaaladda Muqdisho iyo Qaraxyadda ay Argagixisada ku xasuuqayaan dadka shacabka ah.

Qurbaawi oo shir jaraa’id qabtay ayaa tacsi u diray dhamaan eheladda dadki ku geeriyooday qaraxyadi u dambeyeey ee ka dhacay Muqdisho,wuxuna sido kale fariin u diray Laamaha amaanka Dowladda.