DHAGEYSO:- Abaaraha Kajira Puntland oo laga qaylo dhamiyeey

0

Suldaan Cabdi Samad Xashi oo kamid ah Salaadiinka Puntland ayaa warasi gaar ah oo uu siiyay radio Daljir waxa uu maant uga hadlay Abaarta iyo biyo la’aanta ka jirta deegaanada Puntland .

Suldaanka ayaa waaxa uu ka hadlay dagaal beeleedyada soo Noq noqda ee u dhexeeya qabiiladda Puntland.