DHAGEYSO:-Wasaradda Arimaha Gudaha Iyo Dowlada Hoose Ee Hirshabelle Oo Wada barnamijka laxisabtanka Hay’adaha

0

Ujeedka kulanka ayaa ahaa la xisaabtan dhexmara hay’adaha ka howlgala hirshabelle iyo wasaarada arimaha gudaha maamulkaasi.

Kulankan ayaa waxaa lagu casuumay ururada bulshada rayidka ah xildhibaano, wasiiro iyo masuliyiin kale qaybo ka mid ah aya hadaladii kaga aadana ka yiri goobta.

Hoos ka dhageyso codka