DHAGEYSO:-Maamulka Xeraale oo ka qeyb galay kulan baaq lagu dirayeey Hay’adaha Gobolka Galgaduud ka shaqeeya

0

Kulan kan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka galmudug ayaa baaq loogu diray hay’adaha ka howlgala gobolka galguduud kulankan ayaa salka hayay sidii wax loogu qaban lahaa dadkii ku bara kacay dagaal dhawaan xeraale

Hoos ka dhageyso warbixinta