DHAGEYSO:- Waa Sidee Amaanka Magaaladda Boosaaso

0

Taliyaha Ciidanka booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo Allgalgaduud la hadlayeey ayaa ka hadlay Amaanka Magaaladda Boosaaso,iyo siday amaanka u sugayaan ciidamadda Booliska.

Taliyaha ayaa ugu baaqay shacabka Boosaaso inay ciidamadda kala shaqeyaan soo gudbinta xogga la xiriira dambilayaasha ay arkaan.