DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo markii ugu horeysay kadib doorashadiisa tagaya Qardho

0

Magaaladda qardho waxaa gaaray wafdi hurudhac u ah madaxweynaha Puntland oo tagi doona Magaaladdaas,iyado wafdigaas ay isugu jiraan wasiiro iyo xildhibaano,

Wasiirka amniga iyo xildhibaano kale ayaa qayb ka ah wafdiga huru dhaca u ah madaxweynaha Puntland oo la filayo inuu isbuucan gaaro qardho.