DHAGEYSO:- Khudbad dhinacyo baddan taabanaysa oo uu jeediyeey Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordan iyo Taliska Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Xeryaha uu booqday.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo ku saabsan Bixinta Mushaaradka Ciidamadda iyo dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab.