DHAGEYSO:- Dagaalo ka dhacay Degaanka Galaadi ee DDSI

0

Caaqil Cabdisamad Abshir Maxamed oo kamid ah waxgaradka Magaaladda gaalkacyo ayaa isago laso xiriray Warbaahinta Allgalgaduud wuxuu baaq naabdeed u diray labo belood oo ku dagaalamay Degaanka Galaadi ee DDSI.

Wuxuu ugu baaqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabadda Joojiyaan Nabaddana kashaqeeyan,wuxuna dhinaca Waxgaradka DDSI ugu baaqay inay u istaagan sidii loo baajin lahaa dhiga daadanaya.