AKHRISO:- Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Oo Lagu Casuumay Inay Qaadato Islaamka

0

Shabakadda Wararka Pakistan eethenews.com.pk waxay maanta oo ay taariikhdu tahay March 24 qortay in Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Jakinda Kate Laurell Ardern ay wada-hadal la yeelatay Nin dhallinyaro Muslim ah, kaasi oo ku casuumay inay ku soo biirto ama qaadato Islaamka.

Wada-hadalka dhex maray Ra’isul-wasaaraha iyo ninka dhallinyarada Muslimka ah waxay dhaliyeen su’aalo xasaasi ah, haddii ay doonaysop inay qaadato Islaamka.

Inkastoo ay Hoggaamiyayaasha Siyaasadda ee dalka New Zealand taageero u muujiyeen Mujtamaca Muslimiinta, kadib, markii Weerarkii Argagixisadda ee lagu qaaday Masaajid ku taalla magaalladda Christchurch.

Balse, Ra’isul-wasaare Jakinda Kate Laurell Ardern waxay Toogashadaai kadib ku guuleystay ammaan ay ka heshay dhamaan Caalamka.

Durbadii uu dhacay Weerarkaasi kadib, waxay booqatay Masjidka, waxayna la kulantay qoysaskii ay dadka kaga geeriyoodeen Toogashadaasi.

Waxaa si buuxda Caalamka ugu ammaanay, iyadoo xiratay Xijaabka markii ay la kulmaysay Qoysaska Shahiidinta.

Wada-xaajoodka dhex maray Ninka dhallinyarada Muslimka ah iyo Ra’isul-wasaaraha waxa uu soo-jiidasho noqday, markii uu Ninka dhallinyarada ku casuumay inay qaadato Islaamka.