AKHRISO:- Golaha degaanka Gaalkcyo oo lagu dhawaaqay

0

Golaha degaanka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa goor dhow lagu dhawaaqay.

Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaana ku jira xubno cusub oo aan ka mid aheyn Xildhibaanadii hore ee Golaha degaanka Gaalkacyo.