DHAGEYSO:- Xage Maraya dhismaha Golaha degaanka Gaalkacyo

0

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland ayaa xili uu maanta shir jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo wuxuu kaga warbixiyeey Halka uu marayo dhismaha Golaha degaanka Degmaddda Gaalkcyo.

Sido kale Guddoomiyaha ayaa saxafadda u akhriyeey warqad kaso baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hose lana xiriirta samaynta Golaha degaanka Gaalkacyo.