DHAGEYSO:- Abaaro laga soo sheegayo Degaano Puntland ka tirsan

0

Deegaanka Abaareey oo ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa laga soo sheegayaa xaalad abaareed oo adag.

Saleebaan Xasan Faarax oo la soo xariiray Allgalgaduud ayaa ka hadlay Abaaraha kajira degaanadda uu ku suganyahay,wuxuna fariin u diray Madaxda Maamulka Puntland iyo Hay’addaha samafalka.

Waraysi Saleeban Xasan Faarax (1)