DHAGEYSO:-Amaro La Dul Dhigay Hay’adaha Ka Howlgala Magaalada Baladweyne

0

Maamulka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Amaro dhawaan ka soo baxay Hay’aadaha kala duwan ee ka howlgala gudaha Baladweyne,kaasi oo ku aadan in aysan Hay’addaha hoostigi kari maamulkaas.

Guddoomiye kuxigeenka amniga Magaalada Baladweyne Maxamed Cali Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay Amaradaas ka soo baxay Hay’addaha ka howlgala Baladweyne,isla markaana waxa uu sheegay in Hay’addaha looga baahan yahay inay hoos yimaadan maamulka Magaalada Baladweyne.