DHAGEYSO:- Guddoomiye Hay’addo dhaliil u jeediyeey

0

Gudoomiyaha Gobolka Gardafu Maxamuud axmed Caynab ayaa Hay’ddaha Ku dhaliilay Inaysan Waxba Ka qaban Abaaraha ka taagan Gobolkaasi oo u sheegay inay ka gaabiyeen.

isago ka hadlayeey kulan ka dhacay garoowe ayuu kawarbixiyeey xaaladda Gobalka gardafuu