DHAGEYSO:-Somaliland oo Shaki Galisay Dalka iyo Waqtiga La Qabanayo Wada hadalka

0

Xukuumadda Somaliland ayaa war kasoo saartay wada-hadalka Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay ilaa hadda wakhti rasmi ah loo cayimin.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka gaabsaday wadanka martigalin doona wada-hadalka xili la hadal hayo in midkood Turky-ga ama Ghana lagu qaban doono.