DHAGEYSO:- Guddoomiyaha gobalka sanaag oo daljir uga waramay Xiisadda u dhaxaysa Puntland iyo somailand ee gobalkaa sanaag

0

Qaar kamid ah dhalinyaradda ,nabadoonada iyo ururadda haweenka ee kunool Magaaladda Gaalkcyo ayaa baaq nabadeed u diray labo belood oo dhawaan ku dagaalamay gudaha Magaaladda Gaalkcyo.

Dhalinyaradda iyo waxgaradka gobalka Mudug ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda isla markaana wax walba oo dhibaata ah dagaal la’aan lagu xaliyo.