DHAGEYSO:- Afhayeenka Issimadda Puntland oo ka hadlay Dulaanka Somaliland ee Sanaag

0

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid Afhayeenka Issimadda Puntland oo waraysi gaar ah sinayeeyWarbahinta ayaa ka hadlay dulaanka Somaliland ee Gobalka Sanaag.

Wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dowadda Puntland jawaab kulul siiso Somaliland oo uu sheegay inay dulaan kusoo qaaday shacabka Puntland.