Al Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Buulo-Mareer

0

aah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Al Shabaab iyo ciidanka DFS ku dhexmaray deegaanka Buulo-Mareer ee gobolka Sh/Hoose.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Al Shabaab ay weerar culus ay ku qaadeen fariisin ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaankaasi.

Ma cadda illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay weerarkaasi iyo dagaalka xigay intaba, mana jiro weli wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac.