AKHRISO:- -Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Oo La Magacaabay

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose .

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay in uu noqdo Ibrahim Adan Najax,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre.