Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo ka tacsiyeysay Geedida wasiirkii dastuurka

0

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha waxay idin la wadaagaysaa dhambaal tacsi ah oo ku aaddan geeridii kediska ahayd ee ku timid wasiirkeennii Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil. Waa geeri xanuun badan oo na wada saamaysay. Ilaahey ha u naxariisto.