DHAGEYSO:-Soomaaliland oo digniin u dirtay korneyl Caare iyo maaamulka Puntland

0

Faysal Cabdi Bootan  taliyaha Qeybta seexaad ee ciidaknka booliska Soomaaliland ee Gobalka Sanaag oo la hadlay warbaahnta ayaa waxaa uu digniin Culus uu u diray Jabhada uu hogaamiyo Korneyl Caare iyo maamulka Puntland.

Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in marnaba Soomaaliland aysan ogolaan doonin in ciidamada uu wato ay markale galaan deegaanada ay ka arimiyaan Soomaaliland.

Sidoo kale Taliyaha ayaa waxaa uu u digay  maamulka Puntland, isagoona sheegay in hadii puntland ay joojin weyso abaabulka dagaalka ay tilaabo cad ah ka qaadi doonaan, waxaa uuna wacad ku maray in dhawaan ay ugu tagi doonaan Magaalada Qardha ee Gobalka Bari.