SAWIRRO:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kuwait oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga

0

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait ayaa waxaa waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka wadanka Kuwait Shekh Sabah al Axmad Alsabah .

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kuwait  Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyay qasriga madaxtooyada ee dalkaasi.