Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0

Mdaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay Al-shabaab ay u gaysteen Shacbaka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.