AKHRISO:- Al-Shabaab la sheegay in ay ku jiraan gudaha Maqaayadda Hilaac Uk

0

Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahano ka tirsan ay weerar ku qaadeen Hoteelka Makah Al mukaramah.

Sidda Allgalgaduud ay u xaqiijiyeen goobjoogayaal Kooxaha hubeysan ayaa ku jira Maqaayada Hilaac UK.

Ragga weerarka soo qaaday oo Afar lagu sheegay ayaa saaran qeybta sare ee Hotelka Hilaac UK, halkaasi oo ay ka dhex dagaalamayaan, ciidan Boolis ah ayaa hada la dadagaalamaya.

Waxaa la soo diyaariyay ciidanka ALPHA GROUP oo qorshaha uu yahay in ay halkaasi ka bilaabaan howlgalka.