DHAGEYSO:- Duqa degmadda Gaalkacyo oo Arrimo Culus ka hadlay

0

Kulan ka dhacay Xafunta Degmada Galkacyo ayaa looga hadlay arimo badan oo la xiriira amniga Gobolka mudug gaar ahaan magalada Galkacyo .

Duqa Degmada Galkacyo yaasiin Cabdisamad aya ka hadlay in loo bahan yahay tirakoob lagu sameeyo xaafadaha magalada galkacco si loo xasiliyo Amaanka