DHAGEYSO:-Dhaqangelinta qorshaha amniga caasimada oo meel wanaagsan maraya

0

Magaalada muqdisho waxaa ka socda qorshaha dhaqan gelinta amniga caasimada dalka ee muqdisho kaasi oo horay loogu balamay.

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho  Abdirahman Omar Osman Eng. Yarisow ayaa shacabka gobolka banaadir kula dar daarmay in ay ciidamada amaanka gacan ka siiyaan dhaqan gelinta amniga