DHAGEYSO+SAWIRRO:-Wado dib udayactir ka socday xarigga laga jaray

0

Madaxweynaha  Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa wasiirada iyo haweenay ka socotay Hay’ad Norway ah ayaa  xariga siwadajir ah ugu jaray wado dhiirarkeeda gaaraya 1400 oo Mitir oo bilooyinkaanba dhismaheeda uu socday maantana la soo gaba gabeeyey.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashaday Maamulka Gobolka Baay ee Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Howlaha guud ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhaqaalaha lagu dhisay wadadaas ayaa waxaa bixisay hay’ad Norway ah.