Duqa degmadda Gaalkcyo nabadoon yaasin cabdisamad ayaa ka hadlay xaaladda nabadgaliyo ee gaalkcyo iyo dhalinyarada xiliyada habeenki ah shacabka ka furta mobeladda,
arrimo kala duwan oo amaanka gobalka mudug ku saabsan ayuu ka hadlay