Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Magaca Ka Bedelay Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland

0

Madaxeynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 02, Feebaraayo 21 2019, kaga bedelay magacii hore ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland