DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka hadlay xarunta cusub ee gudiga dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka

0

Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo xarigga ka jaray xarun ay ku shaqayn doonaan gudiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka.

Cabdi caashi cabdulaahi ayaa saxaafadda uga warbixiyeey xarunta cusub ee gudiga dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka.