DHAGEYSO:-Ganacsatada Soomaaliyeed Ee Koonfur Afrika Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ku Heysta Dalkaas

0

Ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen dilalka loo geysano dadka Soomaalida ah ee ku ganacsata dalkaasi

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ganacsatada gudaha wadanka Koonfur Afrika sanadkan gudihiisa dilal loogu geystay dhowr qof oo Soomaaliya,isla markaana ganasiyo ku lahaa dalkaasi.