DHAGEYSO:-Puntland oo shaacisay qorshaha mushaar bixinta ciidanka

0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyada Puntland  Xasan Shire Abgaal oo shalay xilka si rasmi ah ula wareegay ayaa ka hadlay qorshaha ay Wasaaradda Maaliyadda ku dooneyso in ay Ciidamada Puntland Mushaaraadkooda ku siiso .

Waxa uu sheegay Wasiir Xasan Shire in Ciidamada Puntland ee Mushaarka la siinaayo ay noqonayaan kuwo diiwaan gashan,isal markaana ay la yimaadan shaqo wanaagsan.