DHAGEYSO:- Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq oo kormeerey deegaanka Bilcilka (dhegayso)

0

Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq oo maal-mihii udanbeeyay wadey kormeer ay ku tagayaan deegaanada hoos yimaada magaalada Caabudwaaq ayaa maantay kormeer ku tagay deegaanka Bilcilka.