Akhriso:-Hogaamiyaha Jubbaland Oo Magacaabis Sameeyay

0

Wareegto ka soo baxday Xafiiska hogaamiyaha maamulka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa ee dowlada Goboleedka Jubbaland.

Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jubbaland ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Sayid Ibraahim Maxamed,waxaana kuxigeenadii la dhigay Ayaan Isaaq Xuseen,Yuusin Cali Sheegow,Cabdullaahi Xuseen Kulmiye.