DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Qoryoolay oo Faa Faahin Ka Bixiyay weerar xooggan oo deegaanka ka dhacay

0

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerar toos ah iyo Madaafiic ay ku qaadeen xarumo dowladeed oo ku yaala degmada iyo sidoo kale baraha Kontoroolada ee ku suganyihiin Ciidamada amaanka.

Gudoomiye Kuxigeenka dhinaca Maaliyada gobolka Sh.Hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle, ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerarkii xalay ay ku dhaawacmeen xubno ay ku jiraan Guddoomiyaha Degmadaasi ,kuxigeenkiisa,Xoghayaha iyo Taliyaha degmada Qoryooley.