DHAGEYSO:-Aragtida Dadka Muqdisho Ee Go’aankii Dowlada Kenya

0

Dadka kunool Magaalada Muqdiso aya waxa ay arrgtiyo kala ka dhiibteen Go’aankii dowlada Kenya ku amartay in Safiirka Soomaaliya u joogay dalkaasi dib loogu soo celiyo Muqdisho.

Waxa dadka kunool Muqdisho sheegeen in Go’aankaasi uu yahay mid aan wanaagsaneyn,isla markaana dowladaha Soomaaliya iyo Kenya yihiin dad uu ka dhexeyo Xiriir diblomaasiyadeed.